GAARISIY JABUUTIYO GUDAHA XAMAR
GEEDSANKII REER HARGEYSIYO GAANKII JIGJIGA
WAA DAD GACALOHOON KALA GU’I KARINE
GARANSII ALLAHAYOW MIDNIMADA GUUD..
NEW DHAANTO -
Erayada Axmed eeshcalaa
Laxanka Axmed eeshcalaa
Musik Abdiyare abiib
Camera 1 Maxmud xidiga
Camera 2 Raan yare
Edite Raan yare
Barteenan kala soco dhaan
waa hees cusub oo loogu tala galay ciidanka xooga gaarka ah ee somali state (liyuu boolis)
ERAYADA: ABWAAN EESHCALAA
LAXANKA: CABDI ISMACIIL BEELE
MUSIC: CABDI ISMACIL