AXMED AASHE : WAXAAN DHAWRAYAA JIRA SOMALI MUSIC 2018

  • Ku Soo Dhawaw Som Lyrics : Heeso Qoraal Ah Halkaan Ka Qoro Mar Walba RUKUMO CHANNELKAN SUBCRIBE DHEH
    Inteey Kala Dhaqaaqiyo
    Kala Dhimasho Joogtee
    Qof Ku Jecel Si Loo Dhayo
    Loo Dhibaa Ka Fududahay
    Caashaqu Dhab Maahee
    Adoo Hadal Dhunkaaliyo
    Erayada Qalbiga Dhiba
    Afka Aan Ka Dhawreyn
    Intaan Ka Dhursugayee
    Barey Dhaami Aan Iri
    Jaceylkani Dhamaadee
    Xidigiisu Soo dhacay
    Soo Kalsooni dhimatiyo
    Mudo Dhaaf Kumaa Dhalin
    Qalbii Dhawris Ka Mudan
    Intey Tahay Ku Dheel Dheel
    Ama Dhiila Hoosiyo
    Dhagar Caashaq Leeyahay
    Tahay Ruux Ka Dhaga Xiran
    Adigoo Wixii Dhacay
    Dhigay Kaalamaan Hadal
    Mana Ihi Bilaa Dhiig
    Aan Dhiidhiyeyninee
    Waxaan Dhawrayaa Jira
    Jaceylkani Dhamaadee
    Xidigiisu Soo dhacay
    Soo Kalsooni dhimatiyo
    Mudo Dhaaf Kumaa Dhalin

    Category : Somalia Music Videos

    #axmed#aashe#waxaan#dhawrayaa#jira#somali#music#2018

    0 Comments and 0 replies
arrow_drop_up