FARXAAN QABOOJIYE - ADUUNKU KA YAAB | New Somali Music Video 2021

  • FARXAAN QABOOJIYE - ADUUNKU KA YAAB | New Somali Music Video 2021
    Artist voice: Farxaan qaboojiye
    Lyrics song: F Qaboojiye
    Melody: Mursal muuse
    Music By: Axmedweli Furinle
    Song name: Aduunku ka yaab
    released on November 9 2021
    ℗ SNE Productions
    Songwriter:
    Aroos shidan oo amaan badan
    Ayaad dhigateen ayaan wacan oo
    Waxad ifka dheertihiin farxadee
    Allow barakee hoygaad dhisateen
    Barakee
    Hindina faraxdoo qososhee
    Xaamudoow ka ilaali urugada oo
    Sida u xaqdhowr daryeelo waligaa
    Aduunku ka yaab arooskiinoo
    Dadkuna ashqarar iftiinkiine
    Ilaahay idin sii awlaad wacanoo
    Ilaahay idin sii jacayl aflaxoo
    Nolosha idilkeed abshira waligiin
    #somalimusic #farxaanqaboojiye

    Category : Somalia Music Videos

    #farxaan#qaboojiye#aduunku#ka#yaab#new#somali#music#video#2021

    0 Comments and 0 replies
arrow_drop_up