DAAWO. SOMALI MUSIC TO THE WORLD.

  • Nimco happy afar Sano ka hore ayey qaaday heesta Dunida gilgishay isii nafta.
    Waxaana saameyn taa leh u yeelay Aalada dhawaan halka E TIKTOK. O dadka dunida ku yaaceen isticmaalkii Markii dunida u kla xiray cudurka safmarka covid 19.
    Nimco happy waxa lo aqoonsaday Qofkii ugu horeeyey somali ah dalka jooga noqda super star dunida laga yaqaano.
    Hambalyo nimco happy.

    Category : Somalia Music Videos

    #daawo#somali#music#to#the#world

    0 Comments and 0 replies
arrow_drop_up