DAYAX DALNUURSHE AMAAN MUDNIDAA OFFICIAL MUSIC VIDEO

  • Ereyada iyo laxanka omardabjaceyl
    Codka Dayax Dalnuurshe
    Music furinle
    Waxaad matashaa
    qurayshtii makaad
    Markale xuurarayn
    La mood dheehaay
    Khalqigu malabeey
    Mashquul kugu noqoy
    Mooyiye habluhu
    Kaa wada masayr
    Oo dhigga marlay
    Kula muunadiyoo
    Mid kusoo xigtiyo
    Masaalkaa la waa
    Indhihii mar qudha
    Ku yar milicsadaa
    Kaa maarmi waaa
    Dhagihii maqlaaaa
    Weedhaada mudan
    Way mabsuudayaan
    Oo marwooy dartaa
    Malaayiiiin hablo ah
    Loo mehersan waaa
    Waxaad mid tihiin
    Dayaxa mugdigiiii
    iftiin ku masaxay
    Markale aragtida
    Musbaax nuuraay
    Amaan mudnidaa
    Milgo iyoo akhlaaq
    Muuqaal quruxoon
    Iyoo hadal macaan
    Mawla kuu dhasho
    Moran igama galloo
    Inaad tahay muhiim

    Category : Somalia Music Videos

    #dayax#dalnuurshe#amaan#mudnidaa#official#music#video

    0 Comments and 0 replies
arrow_drop_up