Amiin Yare || Qalad Kaa dhacay Maalin || Somali Music To The World 2022

  • Qalad Kaa Dhacay Maalin
    Erayadii Iyo Laxankii Abdishakur Badmadow
    Musigii Muftaax Cadceed
    Codkii Amiin Yare
    Hagaajintii Somali Production
    Qalbiga Adigoo i Siiyey
    Dhibaato U Quuri Maayo
    Adoo Farxad Ii Qorsheeyey
    Qosolka Kaa Baajin Maayo
    Anoo Qurux kugu Arkaaya
    Qeyrkaa Kaa Raaci Maayo
    Adoo Nolol Ii Qoondeeyey
    Qodxaha Kuu Aasi Maayo
    Qaladkaa Dhacay Maalin
    Macaan Kuu Qabani Maayo
    Maalmaha Qadafkiyo is Jiidhka
    Rajada U Qabyeyni Maayo
    Qarnigan Dunidaa Xumaate
    Anigu Kuma Qoonsanaayo
    Qofka Aan Arko een Salaamo
    Sirteena U Qeybin Maayo
    Adoo Qiimo Ii Lahaaday
    Qadarin Kula Dhaafi Maayo
    Halkan Magacaga Ku Qoray
    Dabeyli Ka Qaadi meyso
    __________________________________________
    PLEASE SUBSCRIBE LIKE SHARE THANKZ
    ---------------------------------------------------------------------
    youtube.com/channel/UCwwVXH9fjQEpeVDnpd9fTfA
    Welcome To Somali Production
    @Somaliproduction

    Category : Somalia Music Videos

    #amiin#yare#qalad#kaa#dhacay#maalin#somali#music#to#the#world#2022

    0 Comments and 0 replies
arrow_drop_up