Asma Love ||Adduunbaa Ii Qareena|| Somali Music To The World 2022

  • Asmo Love Aadunbaa Ii Khareena
    Erayada Iyo Laxanka Zakariye Kopciye
    Music Furinle
    Codka Asma Love
    @Somali Production
    Qof Baad Ani Iigala Weyntay
    AKTEYDAAD Ku Qaali Tahay
    Dadkaad Ila Qiima Dheertay 2X
    Qalbiga Adigaan Ku Siiyey
    Mid Kale Ku Qaboobi Maayo
    Dareemada Kuu Qushuucay
    QOF kale Lama Simi Karaaye
    Jaceylkaan Kuu Qabaana
    Ka Qaraweyn Buurahaasi
    Adaan Kuugu Qanacsanooni
    Qofkeygiyow Ku Dhowrtay
    Hadduu Qolo Qolo Dad Sheegto
    Adaa Xigto U Ah Qudheyda
    Qofkaan Tirsadana Adaa Ah 2X
    Qalbiga Adigow U Digtoora
    DAWAAD U Qortaa Kasheyda
    Dhul Badan Adigaa Qabooja
    Adduun Baa Ii Qareena
    Welcom3 To somali Production
    Please Subacribe Like Share Thankz
    @Somali Production

    Category : Somalia Music Videos

    #asma#love#adduunbaa#ii#qareena#somali#music#to#the#world#2022

    0 Comments and 0 replies
arrow_drop_up