Muna feysal ||Isheydaay Ilinta Keydso|| Somali Music To The World

  • Muno Feysal Isheydaay Ilinta keydso
    Erayada laxanka Samiir zaam
    Musiga Samiir Zaam
    Qurxintii iyo Lyricskii Somali Production
    Soo saaristii @Waqal WStudío
    sheydaay ilinta keydso
    Ha Ooyin Mar Uun Adkeyso
    Adiga Urugada Ka Baaqso
    Dhibtana Aqbalo Duceyso
    Inkasto EedaHaagu
    Aad Eey U Badnaayeen
    Hadana Ma Awoodo
    Inaan Ku Ilaawo
    Adoo Uga Daro Nafteyda
    Hadana Ku Amaanayaaye
    Ileyn Naf Ooman Baan Aho
    Adey Ku Amaaneysaaye
    Adiga Ku Ilaashaneysaa
    Markaan Eegmadada Waayo
    Ilmada Ma Ceshan Ka Raaye
    Naftaan Adi Kaa Ahaaneyn
    Inaad Caawisaa muhiime
    Inkastoo I Asiibay
    Jaceyl Iga Awood Weyn
    Hadana Ma Awoodo
    Inaan Ku yar Waayo
    Welcome To @Somali Production
    ___________________________________________
    #PLEASE #SUBSCRIBE #LIKE SHARE THANKZ
    ___________________________________________

    Category : Somalia Music Videos

    #muna#feysal#isheydaay#ilinta#keydso#somali#music#to#the#world

    0 Comments and 0 replies
arrow_drop_up