Abdifatah Yare || Ixtiraam Badnidaa || Shaadiyo Sharaf U qushuucday Somali Music To The World

  • Hambalyo Walalkey @ABDI ASKARI TUBE Waxaan ku Leeyahay Hambalyo Marlabaad Milyan And milyans Bro
    Cabdifitaax Yare Ixtiraam badnidaa Heestii Shaadiya Ka qushuucisay
    Erayada Cawil cag God
    Musiga Mustafa Karaama
    Codkii Cabdifitaax yare
    @Somali Production
    Ixtiraam Badnidaa
    Edabtaadu Samaa
    Idilkoodba Haween
    KA Amaan Badnidaa
    Xiskiyo Ogaalka
    Ku Abuuranidaa
    Ku Adeecsaniyaa
    Adna Ii Nuglidaa
    Iina Uur Samidaa
    Asalkii Quruxdaay
    Isir Fiicanidaa
    Abtirsiimo Gobeed
    Ku aroorsanidaa
    Aayatiinka Naftaay
    Ehlu Qeyr Sanidaa
    Arxankii Noloshaay
    Ifka Kuu Jecliyaa
    Afkaarta Wanaaga
    KU awood Badnidaa
    I Xaqdhowr Ogidaa
    Ana Kuu Dirniyaa
    Oo Ayaan Badnidaaya
    Welcome To Somali Production
    ____________________________________
    Please Subscribe Like Share Thankz
    ____________________________________
    youtu.be/MuTvBA18ufs
    @Somali Production

    Category : Somalia Music Videos

    #abdifatah#yare#ixtiraam#badnidaa#shaadiyo#sharaf#u#qushuucday#somali#music#to#the#world

    0 Comments and 0 replies
arrow_drop_up