Farxiyo Fiska Ft Abdirisaaq Anshax ||Yaraan Baan kugu Xushee|| Somali Music To The World

  • Thank you @Abdirisak Anshax
    Farxiyo Fiska iyo Cabdirisaaq Anshax
    Yaraan Baan Kugu Xushee
    Erayada Halbeeg Hassan
    Laxanka Omar Aadan Dugsiiye
    Musiga Ayuub Haaruun
    Lyricska Somali Production
    Yoonkaanan Ku Arag Indhuhu
    Yabaal baa gala Qalbiga
    Indhuhu Yamah Bey dhahaan
    Yoolkeyga Dareen Ma Lumo
    Naftaad Ila Yeelatoo
    La Yeelo Yarmada Cid Kale
    Adaan Ku Yaboohiyaa
    Riyaan Kugu Yaahiyaa
    Yaxaas Nacab Yuu Ku Hodin
    Yam Xeradu Waa Murtiye
    Deegan Laga Yaaca Iyo
    Yubaha Qaar Lama Harsado
    Yahoodle Jaceylka Yaal
    Yagleesha Rajada Rumee
    Yaraan Baan Kugu Xushee
    Yalaluga Inaga Dhowr
    Yaqiinta Ilaaliya
    Yaldoho Sheydanka Naar
    Yadeyda Adaa Hantiye
    Yalaluga Inaga Dhowr
    #Somali #Production #Subscribe

    Category : Somalia Music Videos

    #farxiyo#fiska#ft#abdirisaaq#anshax#yaraan#baan#kugu#xushee#somali#music#to#the#world

    0 Comments and 0 replies
arrow_drop_up