MUKHTAR BEEROF LAMAANE JACAYL HEES CUSUB NEW SOMALI MUSIC

  • MUKHTAR BEEROF LAMAANE JACAYL HEES CUSUB NEW SOMALI MUSIC
    Waa hees aroos cusub oo fanaanka mukhtaar u hibeyay lamaane is aroortay.
    It is a new wedding song sung for celebration. married couple
    Artist voice: Mukhtaar beeroof
    Song name: Lamaane jacayl
    Lyrics: Xasan dhuxul laabsalax
    Melody: Cabdikariin cali shaah
    Music and voice recording: Furinle
    Released on December, 3, 2021
    Lyrics song:
    Waa ubax bixiyo Indha doogsigii
    Aqal Taagay iyo Waa ila xidhkii
    Asaaska nolol iyo aayaheed
    Ugub is hantoo arooskoodu dhacay
    Waa ayaamo badan Iyo diin la sugay
    Dad is eegan jiray Isu soo samroo
    Duco iyo adkaar Daa'iin idin aqbalay
    Oo udub dhigood Admigu u kacay
    Xaamud iyo hinday idinkays hante
    Abidkiin jiroo Arinkiin samaa
    Isha Nacabka Alle Idonka Ood
    Awlaad qurxoon Alle idinku soor
    Arinkiinu noqoy Ilinkii janada
    #mukhtaarbeerof #aroos #somalimusic

    Category : Somalia Music Videos

    #mukhtar#beerof#lamaane#jacayl#hees#cusub#new#somali#music

    0 Comments and 0 replies
arrow_drop_up