Xariir Ahmed Ft Hassan Gantaal || Gacal || Somali Music To The World

  • Thank You @Gantaal Music
    Hassan Gantaal Iyo Xariir Ahmed Gacal Best Song
    Please #Subscribe #Like #Share Thankz
    Waxsan Iyo Dhibaataba
    Qofka Kula Wadaagee
    Wadaayaasha Dhiigiyo
    Wadnihiisa Kugu Qora
    Ama Aad La Wacan Tahay
    Isna Wehel Ka Dhigo
    Ruuxaad La Tahay
    Adiguna Weynee
    Waxaa Aad Ku Baridiyo
    Qofka Aan War Kuu Heyn
    Isagana Ha weyteen
    Waxaa Uu Ku Sugan Yahay
    Ifkaa Waano Kugu Kabaa
    Wanaagaa Abid Jacel
    Adiguna Wax Yeeliyo
    Wara Iyo Ka Dhowr Howl
    Gacal Kuu Walwala Iyo
    Nacab Kugu Wajiiriya
    Labo Weeye Kala Foge
    Waliga Hawada Simin
    Somali Production 4K Marwalba Waxaad Ka Heli Kartaa Muuqaalo Aad Kuu Xiisa Galiya Kuwaas Oo Aad Ugu Raaxeysan Doonto
    Welcome To Somali Production 4k
    @Somali Production 4K

    Category : Somalia Music Videos

    #xariir#ahmed#ft#hassan#gantaal#gacal#somali#music#to#the#world

    0 Comments and 0 replies
arrow_drop_up