Cabdikariin Cali Shaah Feat Ciise Xabiibi ||Somaliland & Jabuuti|| Somali Music To The World

  • Ciise Xabiibi Abdikareem Vali Shah Jabuuti Iyo Somaliland Best Song
    Anoo Sabiyaan Jeclaa
    Inaan Somaliland
    Soo Booqdo Ayaan Qure
    Ilaahay Haysku Keen Sime
    Idin Salaame Dadkeygiyow
    Sidoo Kale Waan Jeclaa
    Jabuutoon Soo Arkoo
    Socdaal Ku Tagay Mar Uun
    Ilaahay Haysku Keen Sime
    Idin Salaamay Dadkeygiyow
    Sokeeyow Waa Hubaal
    Inaan Sabiyo Duqow
    Madaxa Noo Saarantiin
    Dad Sowrac Wadaaga Oo
    Inagu Saamiyo Dib Qura
    Sinjiga Ka Mideynu Nahay
    Samaanta Jabuuti Iyo
    Nabada Somaliland
    Rabbow U Siyaadi Oo
    Soomaali Intooda Kale
    Iyagana Guuloow U Soor
    Welcome To Somali Production 4K
    PLEASE #SUBSCRIBE #LIKE #SHARE THANKZ
    @Somali Production 4K

    Category : Somalia Music Videos

    #cabdikariin#cali#shaah#feat#ciise#xabiibi#somaliland#amp#jabuuti#somali#music#to#the#world

    0 Comments and 0 replies
arrow_drop_up