JOHN ABASS HEESTII SITTI DJIBOUTI IYO SALAL LYRICS SOMALI MUSIC 2019

  • JOHN ABASS HEESTII SITTI DJIBOUTI IYO SALAL LYRICS SOMALI MUSIC 2019
    Erayadii iyo laxankii : maslax mideeye
    Codkii : John abass
    Music by : tamasgen marasa
    Edited by : hassen dharaar
    Lyrics by : CASKA FILMS
    LYRICS:-
    Qalbigu waa bar tilmaaman
    Tamar buuxda oo balaadhan
    Taageero waxaan u qaadan
    Toos waxaan u abaaran
    talada geed u fadhiisan
    Tayada xeer la wadaagan
    Toban iyo labo dardaaran
    Tabtay ahayd ku tilmaaman
    Kuma tuure I taageer
    Kama tagee ii tiiri
    Kuma tiree ii tali
    Ileyskaa aduunka daaran
    Eegmaduun kula dheeh u dhaaran
    Adaa sittiyey daryeelan
    Dadkaygaa ku jeceloo
    Ku diirsan
    Jabuutaay gargaarsan adaa
    Gaar noo garawsan
    Umadaa maatidee halaysan
    Ilinta ka tiroo ducaysan
    Isir dhaqan iyo tafiirsan
    Wadani la huboo wanaagsan
    Arxan loogu tagoo la tiigsan
    Adaa hido uloo habaysan
    Salaleey dadkaaga ku dhaarsan
    Magacaago mideysan aduunkoo
    Dhan magaceena I deeqo dhowrsan
    Iga badan igu filan
    Magaceeno iigu qoran
    Laabtaydoo cadowga
    Aan ka ilaalsho
    Heleeliyo helee
    Hidiidiyo hidii

    Category : Somalia Music Videos

    #john#abass#heestii#sitti#djibouti#iyo#salal#lyrics#somali#music#2019

    0 Comments and 0 replies
arrow_drop_up