Xariir ahmed ||Horta Maxay Doonayaan|| Somali Music To The World

  • Xariir Ahmed Horta Maxay doonayaan
    Best Song
    Farxadeyney Doonayaan
    Iney Kala Daadiyaan Doonayan
    Oo Waxeey Diidayaan
    Inaan Isdadaawaney Diidayaan
    Hadda Waxeey Doonayaan
    Inaan Daw Kala Marnon
    Isdeyney Doonayaan
    Waxay Diidayaan
    Dunida Aan Kuu Jeclahay
    Waxeey Doonayaan
    Inaan Dumar Kula Simey
    Macaan Doonayaan
    Dadkaan Nacabkii Dunida
    Aan Kuu Jeclahay Ayeey Diidayaan
    Waxeey Doonayaan Inaan
    Dumar Kula Simeey
    Macaan Doonayaan
    Waa Dira Dirkoodiye Ha Maqal
    Iyo Kala Dilkoodiye Ha Maqal
    Dulmigoodi Weeye Ha Maqal
    Ma Wadaan Danteene Ha Maqal
    Welcome to somali Production
    _________________________________________
    PLEASE SUBSCRIBE LIKE SHARE THANKZ
    _________________________________________
    @Somali Production

    Category : Somalia Music Videos

    #xariir#ahmed#horta#maxay#doonayaan#somali#music#to#the#world

    0 Comments and 0 replies
arrow_drop_up