Najiib Cali Ft Cabdirisaaq Anshax ||Kun Iyo Kow|| Somali Music To The World

  • Thank You @Abdirisak Anshax Bro
    Marabo Guur Lagu Kadeedmo
    Marabo Kudkudey Cunaayaa
    Marabo Gabar Kaalinteeda
    Marnaba Aan Kaamileynin
    Hablihii Kasbashada Mudnaaye
    Ee Karaamada Loo Hibeeyey
    Kun Iyo Kow Baa Ka Noole
    Ma Adaaba Wali Kowba Taagan
    Marabo Mid Karaama Seektay
    Waan Nacay Kurbada Iyo Dhibkeeda
    Marabo Inan Aan Kaseynin
    Kalsoonidiyo Jaceylka
    Hadaan Loo Soo Kaadedmin
    Kuleel Badan Loo Mareynin
    Noloshu Isma Kaamil Yeeshee
    Farxadu Waa Buur Korkeeda
    Kalsooni Mid Kuugu Deeqda
    Kalmado Ku Tira Dareen Leh
    Kalgacal Badan Kuu Hureysaa
    Ku Hagtoo Kula Dadaasha
    Kafeeya Mar Baad Heshaye
    Calafka Lama Sii Guhaado
    Marabo Gabar Tiktok
    Ka Niikinaye Hee Haa
    Marabo Snap Inan
    Ku Waalan Hee Haa
    Marabo Qalanjo
    Iyo Queen Hee Haa
    Facebook Galin Kaba Baxeeyne
    Kalkaaliso Kuu Wanaagsanaya
    HEE haa
    Dulqaad Loo Kiila Buuxiye Haa
    HEE Haa
    Markaad Hanatuu Kobcaayaye
    JACEYLKU KARAAHI MA AHE
    HEE HAA
    WELCOME TO SOMALI PRODUCTION
    PLEASE SUBSCRIBE LIKE SHARE THANKZ
    @Somali Production

    Category : Somalia Music Videos

    #najiib#cali#ft#cabdirisaaq#anshax#kun#iyo#kow#somali#music#to#the#world

    0 Comments and 0 replies
arrow_drop_up