Hassan Gantaal ||AMAANO|| Hees Cusub Somali Music To The World 2022

  • Hassan Gantaal Hees Cusub Amaano
    Erayada Abdishakuur Badmadow
    Laxanka Abdishakuur Badmadow
    Musiga Dj Adam
    Codka Hassan Gantaal
    Xubnaha Arageyga Iyo
    Indhaha Hoo Iga Gudoon
    Qalbiga Adigaa Lehee
    Ku Qoro Waxaan Meyrmi Karin
    Anoo Idil Maamulo
    Utali Farxadeyda Kali
    Macaan Amaateydka Iyo
    Hurdada Igala Wareeg
    Inaad Qof Is Raacisa
    Nolosha Wey Adag Tehee
    Amaanan Loo Baqeyn
    Bal Hoo Abidkaa Lahow
    Waxyahan Ka itaal Sadiyo
    Ililha Hoo Iga Gudoon
    Dareeman Kugu Egee
    Aloosan Darta Jehee
    Jaceylka Abaabulo
    Arimi Waad Mudan Tehee
    DHigaa Kuuma Eega Ee
    Abqal Rajo Aan Hareyn
    Welcome To Somali Production 4k
    PLEASE SUBSCRIBE LIKE SHARE THANKZ
    #Hassan_Gantaal_Amaano
    @Somali Production 4K

    Category : Somalia Music Videos

    #hassan#gantaal#amaano#hees#cusub#somali#music#to#the#world#2022

    0 Comments and 0 replies
arrow_drop_up