ABSHIR MUQDISHO | LAMAANIHII CAALAMKA | HEES CUSUB 2020 LYRICS | NEW SOMALI MUSIC OFFICIAL LYRICS |

  • #Hees_Cusub_2020
    Lamaanihii Caalamkoo
    Calaf Isku Yeeshay Baa
    Casuumaad Loo Dhigee
    Caleen Iyo Ubax U Ruxa
    Rabbow Waa Labo Caruus
    Caawa Is Aroosayee Rabbow
    Cimri Fiican Iyo Caruur Baari
    Yaala Sii
    Cilmi Waxaa Laga Bartaa
    Caruuskaan Fahada Iyo
    Hodanta Uu Calmaday Sida
    Ay Cugeelisana Misane
    Cishqiga U Barbaariyeen
    Waxaa Cudud Yeesho Oo
    Cirka Sare Gaari Kara
    Lamaano Calool Fiyow
    Jaceylka Iyagaa Yeeshaa

    Category : Somalia Music Videos

    #abshir#muqdisho#lamaanihii#caalamka#hees#cusub#2020#lyrics#new#somali#music#official

    0 Comments and 0 replies
arrow_drop_up