Asma Love ||Caashaqa Ku Nuugaa|| New Song Somali Music To The World 2022

  • Kuwa Nolosha Dhaarsiyaa
    Ka Noogin Samaha
    Farxad Wada Nagaanaa
    Kuwa Nuurka Quruxdeena
    Nasiib Siiyey Ruuxoo
    Nasab Qaayo Dheerbaa
    Niyad Sami Wadaagnaa
    Ana Nuxur Nabadlaan
    Cashaqa Ka Nuugaa
    Nafis Meel Ideeqdan
    Nafta kuba Ilaalshaa
    Nafis Meel I Deeqdan
    Caashaqa Ku Nuuga
    Kuwa Nugul Dareenkee
    Nalka Caashaq Daartaa
    Nacfi Malab Wadaagnaa
    Kuwa Naajsha Nabadee
    Aan Ka Nixin Jaceylkana
    Nasri Eebbe Siiyaan
    Dadka Nooc Jecleystaan
    #Subscribe_Like_Share
    @Somali Production 4K

    Category : Somalia Music Videos

    #asma#love#caashaqa#ku#nuugaa#new#song#somali#music#to#the#world#2022

    0 Comments and 0 replies
arrow_drop_up