Xariir Ahmed ||Nacabkii Anigaa Ka Reeyey|| Somali Music To The World 2022

  • XARIIR AHMED NACABKII ANIGA KA RAAYEY
    ERAYADA
    LAXANKA XARIIR AHMED
    MUSIC HENOK
    CODKA XARIIR AHMED
    LYRICS SOMALI PRODUCTION 4K
    Nafteyda Waxaan Xasuustay
    Waxaan Noloshii Jeclaaday
    Markaan Nasabeey Heshiiney
    Midnimo Buuxdaan Dareemay
    Markaad Niyadeyda Kaabtay
    Nacabkii Anigaa Ka Reeyey
    Cimrigey Nidar Baan Ku Qaaday
    Inaanana Kuu Nuglaado
    Adiga Naxariis Ku Siiyo
    Nalkii Rajada Iftiimay
    Kawaanka Naagtii La Saaray
    Adaa Naxashkii Ka Reebay
    Xaqiiq Nabar Baad Daweysay
    Nayaa Yiray Waan Ladnaaday
    Nidaam Buuxaad Horseeday

    Category : Somalia Music Videos

    #xariir#ahmed#nacabkii#anigaa#ka#reeyey#somali#music#to#the#world#2022

    0 Comments and 0 replies
arrow_drop_up