XAYAAD MAYDAL - HEES CUSUB WAKHTI LYRICS SOMALI MUSIC 2019

  • Xayaad maydal new song wakhti
    Music SAID SOURI
    Lyrics :
    Ogow geesiga warmaha ridada iyo weerar culus badheedhaha waxa ugu wacan ee uu uga waaban dirir inuu libin waarto keeno
    Inana wiilkaan xushoow sidaa waxa inooga dhigan jacaylkaan mudo wadaagnay hadaan weelkiisa culayee allow wacadkeen adkee
    Guushaan wada curiney iyo haduu wakhti noo samaaday xagay adaa ku wayne wiilyahow wehel ii ahaw
    Copyright 2019 @CASKA FILMS all rights reserved

    Category : Somalia Music Videos

    #xayaad#maydal#hees#cusub#wakhti#lyrics#somali#music#2019

    0 Comments and 0 replies
arrow_drop_up