Xariir Ahmed Ft Rahma Hassan ||Ma Ilmeeyo Intaad Ila Joogto|| Somali Music To The World

  • Xariir Ahmed Iyo Rahma Hassan Hees Aan caadi aheyn
    THANK YOU @ABDI ASKARI TUBE BIG FAN
    Erayada Khaliil Yare
    Musiga Henok
    Codadka Rahma Hassan Ft Xariir Ahmed
    Lyrics By Somali Music To The World
    [  ] Ma Ilmeeyo Intaad Ila Joogto
    [  ] Macno Yeeshay Intaad I Dhiseyso
    [  ] Oo Macaan Nolosheyda Ahaatay
    [  ] Ma Sidaad Ii Dhowrtay Adduunka
    [  ] Rag Ka wayay intaan Soo Arkaayay
    [  ] Qalbigeyga Ileyska U Daaran
    [  ] Adiga Alkumoo I Asteeyey
    [  ] Erayada Ka Maqlaayo Afkaaga
    [  ] Niyada Istareex Ku Ahaatay
    [  ] Qotonkiyo Cunto Waxaa Iga Gooyaa
    [  ] Adigoon Indhaheyga U Muuqan
    [  ] Ruuxaan Eegto Adaa u Horeeya
    [  ] Umaleeyey Inuu Ifka  Joogin
    [  ] Axad Kaaga Udgoon Badnidaada
    [  ] Ma Irdhoobo Intaad I Tuseyso
    [  ] Farxad Aan Ku Aqbalo Jaceylka
    [  ] Ma Awoodo Inaan Ka Ahaado
    [  ] Aayar Qura Meeshaad Ku Sugnaato
    Fadlan Hadaad Nagu Cusub Subscribe Noo Saar Si Aan U Gaarno 100k Subscribes Mahadsanid....
    #subscribe #like
    @SOMALI MUSIC TO THE WORLD 4k

    Category : Somalia Music Videos

    #xariir#ahmed#ft#rahma#hassan#ma#ilmeeyo#intaad#ila#joogto#somali#music#to#the#world

    0 Comments and 0 replies
arrow_drop_up