Maxamed Maame ||Mugdi Tira|| New Song Somali Music To The World

  • MAXAMED MAAME NEW SONG MUGDI TIRA
    Erayada   ABWAAN TALASAME
    Laxanka   KHAALID KAAMIL
    Musiga     FURINLE
    Codka       MAXAMED MAAME
    Lyrics        SOMALJ MUSIC TO THE WORLD
    Tar Tiiro Duni
    Ifku Taagtaay
    Tirig Nuuroo
    Mugdi Tiraye
    Ubax Tacab Galoo
    Taahan Fiilaay
    Tigaad Lacagoo
    Tus Ku Hooraay
    Ana Taan Dumar
    Ka Tirsadayee
    Aan Ku Taame
    Tan Ku Siiyaay
    Jaceyl Igu Tolan
    Tuura Howleeye
    Nafta Teeduun
    Taam U Siiyaay
    Hadmad La Tacaal
    Toloow Garanoo
    Hadmad Ii Turi
    Tahan baabe
    Hadma Taagtaa
    Tiri Orano
    Hadmad Ii Tabi
    Sidan Kuu Tabo
    Qurux Taamoon
    Aadmi Tiri Karin
    Tixo Gabayo Iyo
    Tiiro Koobeyn
    Tuu Ilaahay
    Dusha Tabayeey
    Tabteed Nooluhu
    Tiigsanayayeey
    Xiiso Toosliyo
    Dareen igu Taahaan
    Jaceyl Aan Tan
    Naftan U Qaaday
    Caashaq Toban Goor
    Ii Tabcaayeey
    Wax Tar Aan
    U Tumaayeey
    FADLAN HADAAD NAGU CUSUB TAHAY #subscribe #like #thankz
    @SOMALI MUSIC TO THE WORLD 4k

    Category : Somalia Music Videos

    #maxamed#maame#mugdi#tira#new#song#somali#music#to#the#world

    0 Comments and 0 replies
arrow_drop_up