Gulled Simba ||Taaj Maxaal|| New Song Somali Music To The World

  • Gulled Simba Song
    ERAYADA ABWAAN TALASAME
    LAXANKA NABIIL BULLE
    MUSIGA MUSTAFA KARAAMA
    LYRICS SOMALI MUSIC TO THE WORLD
    Jawi Saxa Tolmoon
    Tusmo San Kaamilan
    Nafteyda Taxliil
    U Tahee Ku Tolaan
    Ku Taabacan Qalbiga
    Ana Samaa I Taratiira Kaabayo
    Nuurbey Ii Tohoo
    Haddii aan Yara Tabo
    Sikinkoon Tirshiyo
    Taleefoon Ma dhigo
    Taxanaa Jaceyl Todoba Todoba
    Tixraaciisu Yahay
    Ma Tirmo Ma Tago
    Ma Tasoobo Oo Taaj Maxaalaye
    Dawadiisu Taalaa
    Taariiqdiisu Taalaa
    Adna Tiiriyaay Taa Bilow
    Bar Bilow U Ah
    Taan Dhamaan
    Nolosha Tahee
    Xiisahaagu Taam
    Igu Tafiraayo
    Ciishaddii Timaad
    Wuu Sii Tarmaya
    Sii Tabar Helaa
    Oo Toban Jirbaan
    Siil Talaabsadaaye
    #fadlan #subscribe #like Share SI aan U Gaarno 100k Subscribers
    mahadsanid
    @SOMALI MUSIC TO THE WORLD 4k

    Category : Somalia Music Videos

    #gulled#simba#taaj#maxaal#new#song#somali#music#to#the#world

    0 Comments and 0 replies
arrow_drop_up