Farxiyo Kabayare ||Dadka Qaar Intaan Dhaamo|| New Song Somali Music To The World

  • Farxiya Kabayare Abidkey Ku Dayan Maayo
    THANK YOU WALAAL @Liibaan Jama
    Erayada  Liibaan Iidoor
    Laxanka  Liibaan Iidoor
    Codka      Farxiyo Kabayare
    Musiga    Bashiir Hanuuniye
    Sooristii  Liibaan Jaama
    Lyrics       Somali Music To The World 4k
    Haddii Ruux Inkiro Maanta
    Hadal kiyo Wanaageyga
    Ka Adkeyso Mooyaane
    Marnaba Kuma Asxaan Sheegto
    Anigoo Arkaya Beenta
    Ka Ogsoon Intuu Sheegay
    Misna Kuma ATaagaayo
    Ilmonimadii Aan Dhaafay
    Awgii U Noqon Maayo
    Dadka Qaar Intaan Dhaamo
    Arin Koodu Furi Maayo
    Abidkood Ku Dayan Maayo
    Eray Kula Tartami Maayo
    Inta Aan Jiro Addunkeyga
    Dadka Eebe Uu Uuntay
    Kuma Falo Wax Yeeleyno
    Uurka Xumaan Uguma Qaado
    Ano Kara Samaan Beero
    Dulmi Aadmi Lama Doonto
    Ehelkiyo Asxaabteyda
    Inta Ani I Qiimeyso
    Ixtiraami Weyni Maayo
    #please #subscribe #like Mahadsanid Walaal
    @SOMALI MUSIC TO THE WORLD 4k

    Category : Somalia Music Videos

    #farxiyo#kabayare#dadka#qaar#intaan#dhaamo#new#song#somali#music#to#the#world

    0 Comments and 0 replies
arrow_drop_up