Suldaan Seerar ||Dheeman Goba|| New Song Somali Music To The World

  • Suldaan Seerar New Somali Song Dheeman Goba
    THANK YOU @Suldaan Seeraar
    ERAYADA AHMED XARAF
    LAXANKA NABIIL BULLE
    CODKA SULDAAN SEERAR
    MUSIGA AHMED WALI FURINLE
    LYRICS SOMALI MUSIC TO THE WORLD
    [  ] Dhameys Qurux Loo
    [  ] I Dhex Qaadaay
    [  ] Dhabeel Edab Loo
    [  ] AAN ku Dhaataay
    [  ] Markaan Dhehdee
    [  ] Isu Dhiibaay
    [  ] Dhabtii Riyada
    [  ] Ii Dhabowday
    [  ] Ana Dhaawacey
    [  ] Iiga Dhowrtaa
    [  ] Ku Dhigay Qalbigan
    [  ] Ku Dheg Siiyay
    [  ] Ka Dhigay Farxadan
    [  ] Dhur Sugaayey
    [  ] U Shubay Dhiigo
    [  ] Dhab U diiday
    [  ] U Dhaartay Inaan
    [  ] Dhab U Jeclahay
    [  ] U Dhafray Darteed
    [  ] Hurdo Dhaafay
    [  ] I Dhayday
    [  ] I Dhistay Ina Dhaadan
    [  ] I Dhowrtaay
    [  ] I Dhibtay Ina Dhaafay
    [  ] I Dhiirshay
    [  ] Darteed Rag U Dhaafay
    [  ] Oo Safa Dhamaan
    [  ] Weygu Dheer Tahay
    [  ] Dhaliil Maloo
    [  ] Weygu Igu Dheer Tahay
    [  ] Waliba Dhimirkey
    [  ] Ku Dhex Nooshahay
    [  ] Dheeman Goboo
    [  ] Sharaf Lagu Dhalaay
    [  ] Dhowrsan Gaari
    [  ] Edeb Lagu Dhaqaay
    [  ] Markaan Dhigeed
    [  ] Ka Dhex Doortay
    [  ] Jaceyl Dhaxal Gala
    [  ] Ku Dhaqaaqnay
    [  ] Ku Dhiiranay
    [  ] Waan Ka Dhabeynay
    [  ] Dhaxyar Boqoradan
    [  ] Ku Dhawaaday
    [  ] Oo Cidaan U Dhigaan
    [  ] Dhuugan Waayay
    [  ] Oo Dhankastaan
    [  ] Dhaliil Uga Waayay
    [  ] Oo Dheeliga
    [  ] Waan Uga Dhaartay
    [  ] Nafteyda Dheeman
    [  ] Waan U Dhiibay
    #please #subscribe #like MAHADSANID
    @SOMALI MUSIC TO THE WORLD 4k

    Category : Somalia Music Videos

    #suldaan#seerar#dheeman#goba#new#song#somali#music#to#the#world

    0 Comments and 0 replies
arrow_drop_up