Rahma Hassan ||Ku Saaray Taajka|| New Song Somali Music To The World

  • Raxmo Hasan Ku Saaray Taajka Hees Cusub
    ERAYADA OMAR DAB JACEYL
    LAXANKA OMAR DAB JACEYL
    CODKA RAHMO HASSAN
    MUSIGA CABDIQAHAAR ILKACASE
    LYRICS SOMALI MUSIC TO THE WORLD 4K
    THANK YOU @Rahma Hassan Music
    Isfahan Noloshaa Ku Tiirsan
    Turxaan Bixintaa U Fiican
    Jaceylkii Taaba Qaadaa
    Tanaasulku Waaw Muhiime
    Qalbiga Kugu Taam ohoole
    Waxaan Helay Tiirki Guushan
    Rajada Taban Taabadeeda
    Inaa Tahay Kuu Ogsoone
    Ku Saaray Ku Saaray Taajka
    Caashaqa Taageeradiisa
    Nafteyda U Tahay Nafteeda
    Ayaa Kuugu Tiri Macaane
    Ahoow Taliyaha Qudheyda
    Waxuu Tarmayaa Jaceylku
    Is Tusinaya Xiriirku
    Haddii Leys Taakuleyo
    Tasowgana Leyska Baajo
    Adaa Taxadaro Dhankaaga
    Xageygana Kama Timaado
    Dhibaato Ku Taabaneyse
    Tus Qeyrla Da.A Dhexdeena
    Please subscribe Like Share
    #SomaliAwardMogadishu
    @SOMALI MUSIC TO THE WORLD 4k

    Category : Somalia Music Videos

    #rahma#hassan#ku#saaray#taajka#new#song#somali#music#to#the#world

    0 Comments and 0 replies
arrow_drop_up