Daadir Daacad ||Tunbudh|| New Somali Song Somali Music To The World

  • Daadir Daacad Hees Aan Caadi Aheyn Tunbudh Somali Music
    Erayada farxaan boorle
    Laxanka xaamud ubax
    Codka Daadir Daacad
    Musiga xasan xidig
    Peoduced Somali Music To The World 4k
    Maxaan Taag Iyo Karaan
    Wax Ku Tari Lahaa
    Utaagnaa Waayo Badan
    Maxaan Tacab Iyo Lur Iyo
    Intaan Tiiranyo Maray
    Tawaawac Ayaan Wadaa
    Taraak dheer Anoo Ku Jira
    Maxaan Taahaayo Dartaa
    Ilmada Toban Toban U Qubay
    Tigaatan Laacay Iyo
    Tashiga Waa Iga Qaldamay
    Tu qeyrlaan Moodaye
    Ileyn Tunbudh Baan U Galay

    Category : Somalia Music Videos

    #daadir#daacad#tunbudh#new#somali#song#music#to#the#world

    0 Comments and 0 replies
arrow_drop_up