Ahmed Aarshe ||Rooxaanta|| New Song Somali Music To The World

  • Axmed Aarshe New Song Rooxaanta
    Erayada Abdirisaaq Anta
    Laxanka Zakariye Kobciye
    Codka Ahmed Aarshe
    Musiga Ahmed Wali Furinle
    Lyrics Somali Music To Ghe World 4k
    Kasha Kuu Riyaaqda
    Nafta Kuu Raxleysa
    Niyad Kugu Riyoota
    Raran Lama Dhex Geeyo
    Rido Laguma Tuure
    Aan Kula Rafiiqo
    Rugsan Aan Ku Geeyo
    Reys Iyo Ugbaad Le
    Ila Soo Mar Roogaa
    Raaliyo Adoo Ah
    Ila Soo Mar Rooga
    Rooxanta Rooxanta Rooxan
    Rooxanta Rooxantan Ooman
    Kaalayo Rushey Bal
    Ruuxdeyda Dooji
    Isku Laba Rog Oo Rux
    Please Raaxeye Ii Shid
    Waan Kaa Codsanayaaye
    Rajadeena Kaaba
    Raadkeeda Nuuri
    Joogeena Raadi
    Runta Iyo Macaanka
    Raaxada Ku Muudso
    Rasmiyeey Ilwaadka
    Rucubtiyo Maankaaga
    Raandheska Muuqda
    Indho Raacay Baa Leh
    Haka Raagin Raagin
    Ruuxdeyda Dooji
    Isku Laba Rog Oo Rux
    Please Raaxeye Ii Shid
    Waan Kaa Codsanayaaye
    Please #subscribe #like Thankz
    @SOMALI MUSIC TO THE WORLD 4k

    Category : Somalia Music Videos

    #ahmed#aarshe#rooxaanta#new#song#somali#music#to#the#world

    0 Comments and 0 replies
arrow_drop_up