QASIIDO | MACALINKII ADUUNKA | LIBAN GOUD ft ABDIRISAK SICIID | Eng.Maano| 2021

  • XUQUUQDA NABI AMAANKAN WAXA ISKA LEH " OMER ADEN iyo DANDAAWI "
    salallahu Calleyhi Wasallam
    masaakiin uroonow mohamedow 2X
    masaakiin uroinow mohamedoow 2X
    * * * * * * * * * * * * * * * * *
    adaa muxibadaadi miyir kacayaa
    miyir kacayaa nebii Allow
    macaanow rasuulkoow
    macbuud dirtoo magacsamoow macalinkii Aduunkee
    ilaah Muslimka madax uga dhigoow
    * * ** * ** ** ** ** **
    markii uu Yaraa miigii Tagee
    maqal raacayee
    malaaig qadee la maan rogee
    meel la geeyayee 2X
    ** ** ** ** ** ** **
    miyirkiyo xumihii laga maydhayoow 4X
    adaa muxibadaadi miyir kacayaa
    miyir kacayaa Nebi allow
    macaanow rasuulkoow
    macbuud dirtoo magacsamoow macalinkii Aduunkee
    ilaah Muslimka madax uga dhigoow
    ** ** ** ** ** ** **
    markadii jahliga
    nebigii Dadkiisa ka maanaceee
    mawluhu baryiyo
    rabbi miciinsade
    mugdi ka saarayeee
    ** ** ** ** ** ** ***
    sharci muuqda iyo xeer muujiyoow 2X
    sharci muuqda iyo Xeer muujiyoow 2X
    adaa muxibadaadi miyir kacayaa
    miyir kacayaa Nebi allow
    macaanow rasuulkoow
    macbuud dirtoo magacsamoow macalinkii Aduunkee
    ilaah Muslimka madax uga dhigoow
    ** ** ** ** ** **
    maqaamkaaga weyn
    inta soo martiyo
    Adoonkii muhdeee
    muraaqoodaye markadaa fog
    iyo badaa soo maree
    ** ** ** *** *** ****
    mar qudhaata imid allah mahojiyee 2X
    mar qudhaata imid allah mahojiyee 2X
    adaa muxibadaadi miyir kacayaa
    miyir kacayaa Nebi allow
    macaanow rasuulkoow
    macbuud dirtoo magacsamoow macalinkii Aduunkee
    ilaah Muslimka madax uga dhigoow

    Category : Somalia Music Videos

    #qasiido#macalinkii#aduunka#liban#goud#ft#abdirisak#siciid#eng#maano#2021

    0 Comments and 0 replies
arrow_drop_up