Maxamed Bk ||Dantaada Ku Luudisaaye|| Somali Music To The World

  • Mohamed Bk Dantaada Ku Luudisaaye
    Codka Maxamed Bk
    Muisga Muftaax Cadeed
    Lyrics Abdirahem Lyrics
    Labaan Mid Ka Goynayaa
    Naftaan Lur U Diidaya
    Lugooyo Horoo Dhacdaan
    Ladnaan Ku Nageynayaa
    Haddii Lugahaad Ku Socoto
    Midkood Loxoskaaga Dhaco
    Marbaa Lowga Laga Jaraa
    Laangare Xalka Uu Noqdaa
    Dantaada Ku Luudisaaye
    Lamaanaha Wada Jirkood
    Lur Iyo Uu Hadima Dhalo
    Iney Kala Leexato
    Markii Eey Kala Libdhaan
    Haddii Aad La Yaaban Tahay
    Miyeey Kala Lulan Laheyd
    Anoo Laqay Sheeka Hore
    Laxiibka Jaceyl I Luray
    Intaan Lacay Wada Jirkeen
    Libteydii U Laalay Shalay
    Wataad Lafaheyga Iyo
    Adigu Lufankey Cuntee
    Hadaan Liqayo Ilaaway
    Maxaa Haantan Lushaba
    Adiga Lingax Kaa Dhigay
    #maxamedbk #subscribe
    @Abdirahem Lyrics

    Category : Somalia Music Videos

    #maxamed#bk#dantaada#ku#luudisaaye#somali#music#to#the#world

    0 Comments and 0 replies
arrow_drop_up