Xariir Ahmed ||Nafiba Naftii Eey Rabto|| Somali Music To The World

  • Thank You @XARIIR AHMED
    Erayada
    Laxanka Xariir Ahmed
    Codka Xariir Ahmed
    Musiga Henok
    Lyrics Abdirahem Lyrics
    Hadalaad Dhibsatoon Af Ku Sheegin
    Oo Intaan Nasan Buuxiyaaye
    Akjoogada Nafta Ku Farxeysa
    Cid Isiisay Jaceylkaad Isiisay
    Adduunkaba Idilkiis Ma Jiree
    Ku Amaan Qalbigeygu Macaan
    Ku Amaan Qalbigeygu Nimcooy
    Iridaha Qalbigan Ubax Kuu Dhigaye
    Amintii Kastaba Ku Udgoonso Adu
    Qof Abaal Lohoo I Dhawa tee
    Sidaad Ii eegtaan Kuu Eegtaa Aniguna
    Nafwaliba Naftii Eey Rabto
    Haddii Leysa Siin Lahaa
    Teyda Adey Ku Yeelan Leyd
    Nimcoy Adey Ku Yeelan Leyd
    Taadana Huunoy Anaa Qaadan Laa
    #XariirAhmed
    @Abdirahem Lyrics

    Category : Somalia Music Videos

    #xariir#ahmed#nafiba#naftii#eey#rabto#somali#music#to#the#world

    0 Comments and 0 replies
arrow_drop_up