Abdi Zaki ||Caashaqii Hakaday|| Somali Music To The World

  • Cabdi Zaki Best Song Caashaqii Hakaday
    Erayada Khaalid Yare
    Laxanka Khaalid Yare
    Codka Abdu Zaki
    Musiga Ayoub Haroun
    Lyrics Abdirahem Lyrics
    Caro Kuma Maqneyno
    Cuqdad Kuuma Qabin
    Indhihii Ku Rabay
    Celin Waayayo
    Calaf Baa Diree
    Cidlo Kulama Rabin
    Ciirsi Baad Aheyd
    Caawin Jiray Naftee
    Ceeb Kumaad Laheyn
    Cashaqii Hakaday
    Waqtiga Cajab Yaable Keenay
    Cibaariyo Howl Abuuray
    Dartey Ciil Waad Martoo
    Ilmana Ceshan Weydaye
    Farxada Ceynkaan U Rabo
    Markaad I Cafisaad Dareemi
    Cid Walbaba Adoo
    Caku Iiga Wacan
    Yaan Ku Ciilaye
    Waan Tabay Codkaa
    Cishaddii Kastaba
    Cisaad Iga Mudneyd
    Caqligaa I Faray
    Inaan Kuu cabtee
    Qofkii Aan Calmado
    I Calool Furnoow
    #please #subscribe #like Mahadsanid
    @Abdirahem Lyrics

    Category : Somalia Music Videos

    #abdi#zaki#caashaqii#hakaday#somali#music#to#the#world

    0 Comments and 0 replies
arrow_drop_up