Yurub geenyo || Naftaan Samriya || Somali Music To The World

  • Yurub Geenyo Hees Xaada Kicineysa
    Si Baan U Nuglaa Baryaba
    Waxaan Sahansha Galgacal
    Sirtaan Qariya Hadana
    Dharaaro Socdaan Tirshaa
    Sareedo Nasiibka Iyo
    Siraad Baxaayaan Arkaa
    Waxaan Sabaya Qalbiga
    Darbaan U Arkaa Sahwiga
    Naftaan Samriya Hadana
    Samaan Ka Fisha Rajada
    Salkan U Dhigaa Cishqiga
    Waxaan Ku Sidkaa Lubiga
    Saxbaan U Aqaan Xubiga
    Waxaan Ku Sitaa Cindiga
    Waxaan Ka Jiraa Saxarka
    Waxaan Ku Xusaa Sadriga
    #Yurub #Geenyo
    @Abdirahem Lyrics

    Category : Somalia Music Videos

    #yurub#geenyo#naftaan#samriya#somali#music#to#the#world

    0 Comments and 0 replies
arrow_drop_up