Rahma Hassan || Sadkaaga Ilaah Ka Doono || Somali Music To The World

  • Raxmo Xasan Sadkaaga Ilaah Ka Doono
    Erayada Ismahaan Arawelo
    Laxanka Ahmed Wali Furinle
    Codka Rahma Hassab
    Musiga Ahmed Wali Furinle
    Lyrics Abdirahem Olad
    Adoo Kale Ima Salaamo
    See Tahay Wali Kama Aan Qaadin
    Haasawana Galin Ma Siiyo
    Jaceyl Ku Siyaaran Maayo
    Hadaad Duni Socoto Keento
    Hadaad Ubax Igu Salaanto
    Hadaad Wax Kasto Sameyso
    Kasheyda Anigu Iyo Ku Siini Maayo
    Ku Saayiray Qaadan Maayo
    Sabaalana Wali Ma Yeelin
    Sidaad Moodeyso Maahe
    Jawiga Singleka Ku Dhaama
    Salaan Iyo Nabad Huuno
    Sanado Danbo Kuma Xasuusto
    Laamida Haku Suuxintaa Le.eg
    Ruuxdani Soo Noqon Meyso
    Sadkaaga Ilaah Ka Doono
    Waqtigu Yuu Ku Seegin Maanta
    Ha Sii Ooyine Adkeyso
    Sidaas Beey Inoo Ahaane
    Kasheydu Anigu Adiga Ku Siini Maayo
    #Rahmahassan #SomaliAward
    @Abdirahem Olad

    Category : Somalia Music Videos

    #rahma#hassan#sadkaaga#ilaah#ka#doono#somali#music#to#the#world

    0 Comments and 0 replies
arrow_drop_up