Yurub Geenyo || Qiso Jaceyl || Somali Music To The World

  • Yurjb Genyo Hees Shidan Qiso Jaceyl
    #Yurubgeenyo
    Markaa Tahay Ruux Qudheyda
    Waxeey Qoonsataba Ka Dhowra
    Waxaan Ahay Ruux Qalooca
    Qabyada Noloshada Diida
    Markaa Tahay Ruux Qalbiga
    Qareen U Noqdo Daweeyaa
    Waxaan Ahay Ruux Qadarin
    Xurmiyo Kuu Qaba Qadarin
    Wixii Qisa Dhacay Jaceyla
    Taariiqdu Hadey Qoreyso
    Qaamuuska Kuwii Galeynu Nahay
    Markaa Tahay Ruux Qumaati
    Warkiyo Qowlka Ii Yiraahda
    Waxaan Ahay Ruux U Qaata
    Dhinaca Quman Iyo Wanaaga
    Markaa Tahay Ruux Qumunyo
    Dharaar Qura Aan I Badin
    Waxaan Ahay Ruux Qorshiya
    Qasdiga Libintiyo Nolosha
    ●Fadlan Subscribe Like Share Mahadsanid
    @Abdirahem Lyrics

    Category : Somalia Music Videos

    #yurub#geenyo#qiso#jaceyl#somali#music#to#the#world

    0 Comments and 0 replies
arrow_drop_up