Didi Naji - UUNSI (Official Video)

  • Music by: Mohamed Naji ©
    Written by: Dadir Omar
    Edited by: Labiib Naji
    Guitar by: Abdi Gitaar
    Director: Nashwan Naji
    Music video by DIDI NAJI performing UUNSI. (C) 2019 Naji Productions under exclusive license to Shareero Stars.
    NAJI PRODUCTIONS
    COPENHAGEN - DENMARK
    Spotify:
    open.spotify.com/track/5mO12WXUGseAw0IctuVccG?si=fjzqBBBqQQuOwuq0cwBeGg
    Apple Music
    music.apple.com/gb/artist/didi-naji/1262993715
    Lyrics:
    (chorus)
    Uunsi ma ii shididoo
    waa ku uunsa lahaa
    Fooxa ma ii shididoo
    Aan fahmees tee lahaay
    Uunsi ma ii shididoo
    (Shididoo shididoo)
    Waa ku uunsa lahaa
    Fooxa ma ii shididoo
    (Shididoo shididoo)
    Aan fahmees tee lahaay
    (1verse)
    Uunsaneey kor ka shid
    hoos ka shid aqalka shid
    ee nawada shid
    Fiicaneey fooxa shid
    firaashka ku shid
    fadhiga ku shid
    oo nawada shid
    (change)
    Carafeey wixii shidan adigaa ka shidan shanqar hadal shaqadeena ma ehee shiikh IYO Shariif mana moogo inaan shoornee shid
    (chorus)
    Uunsi ma ii shididoo waa ku uunsa lahaa
    Fooxa ma ii shididoo
    Aan fahmees tee lahaay
    Uunsi ma ii shididoo
    (Shididoo shididoo)
    Waa ku uunsa lahaa
    Fooxa ma ii shididoo
    (Shididoo shididoo)
    Aan fahmees tee lahaay
    (2nd verse)
    Cadareey cambareey cuud ka caraf badneey
    udgooneey carafeey caleentii ubaxeed
    la aantaa aabaarinye
    An liibaani marii kihelee
    jaceylaa An laazinaye
    lamdaani mataaneenee
    (change)
    wixii shidan adigaa ka shidan
    shanqar hadal shaqadeena ma ehee
    shiikh IYO Shariif mana moogo
    inaan shoornee shid
    (chorus)
    Uunsi ma ii shididoo waa ku uunsa lahaa
    Fooxa ma ii shididoo
    Aan fahmees tee lahaay
    Uunsi ma ii shididoo
    (Shididoo shididoo)
    Waa ku uunsa lahaa
    Fooxa ma ii shididoo
    (Shididoo shididoo)
    Aan fahmees tee lahaay
    (outro)
    Ayaayaaay yaa waayee
    Shareero
    Hadalkaa hobiwaaye hamiinkaas ma hurdaawe
    An hadalka hobiwaaye hamiinkaas ma hurdaawe
    hibadkaa isaaree xariir dahab lamudaawee

    Category : Somalia Music Videos

    #didi#naji#uunsi#official#video

    0 Comments and 0 replies
arrow_drop_up