Nimco Dareen | ARLI BARWAAQA AH | New Somali Music HD

  • Nimco Dareen | ARLI BARWAAQA AH | New Somali Music HD
    Heesta: Arli
    Erayada: Ismaaciil Jiheeye.
    Codka: Nimco Dareen
    Laxamka: Muuse wadani
    Music by: Mawliid Xasan Faarax
    Abwaan ismaaciil yuusuf cabdi (Jiheeye), waa Abwaan 22 sano suugaanyahan ahaa, sidoo kale 17-sanana Macalin Suugaaneed ka ahaa Dugsiyada iyo Jaamacadaha Dalka, 12sanana ahaa Qoraa. Wuxuu dhashay 1982, waxa uu ka mid ahaa ardey fasalka koowaad ka bilawdey, kolkii Dawlada soomaaliland lagu dhawaaqay, sagaal sano kana gaadhey ilaa heer Jaamacadeed, kolkuu iskuulka sagaal sano dhiganaayey ayuu si dhaba isku hubsadey in uu Abwaan yahay, sagaal sano kolkuu suugaanta ku jireyna wuxuu noqdey, soo saarey buugiisii koowaad ee (SAMA-DOON) waxa uu Heeso u dhiibay Fanaaniin aan ka yarayn 100 fanaan oo caan ah, wuxuu leeyahay Suugaan Diiniya, Wadaniya, Siyaasiya, Duco ah, Baroordiiq ah, Waano ah, Jacayl ah, sidoo kalana aan ka madhneyn, dhinaca Maada iyo maaweeladda.
    Abwaan ismaaciil jiheeye, waa Macalin aad ugu xeeldheer Aqoonta Afka iyo Hidaha iyo Dhaqanka iyo Dhulka iyo Umadda ku noolba.Waana Abwaan ka caana oo laga yaqaano dhamaan dhulka Mandaqadda Geeska Afrika, gaar ahaan inta ay soomaalidu dagto.
    #nimcodareen #abwaanjiheeye #ismaaciiljiheeye

    Category : Somalia Music Videos

    #nimco#dareen#arli#barwaaqa#ah#new#somali#music#hd

    0 Comments and 0 replies
arrow_drop_up