Abdirahman Nasri La,aanta Miirsan Maaye Somali Music 2023

  • Waxaan Magacaaga Iyo
    Maamuuskaagii Ku Qoray
    Kashkiyo Matinada Xiskee
    Jaceylka Ka Dhowr Mashquul
    Naftii Muxuboon Jirtee
    Dartaa Muusoon Jirtaa
    Markale Kuu Yeereysee
    La Joog Qalbigaad Mulkiday
    La.aantaa Mirsan Maaye
    La aanta Waa Mashaakiil
    Waxaa Tahay Reer Magaale
    Nolosha Ka Maarmi Maayo

    Category : Somalia Music Videos

    #abdirahman#nasri#la#aanta#miirsan#maaye#somali#music#2023

    0 Comments and 0 replies
arrow_drop_up