Hodan Abdirahman Hees Cusub Hooyo Somali Music 2023

  • Hodan Cabdiraxmaan Hees Hooyo #Hooyo
    Erayada Abdicasiis Sh. Cismaaciil
    Laxanka Mursal Muuse
    Codka Hodan Abdirahman
    Musiga Ayuub Haaruun
    Lyrics Abdirahem Olad
    Daganeey Hooyadeey
    Manu Dagin La.aanta
    Dhana Maanu Noqone
    Adoo Duruuf Adag
    Dal Shisheeye Joogo
    Baraf Nagu Da.aayo
    Dugsi Aan Laheyn Baad
    Dhaxan Daran Ku Joogtee
    Daa.inkey Ku Kaalmee
    Hooyoy Daraadeen
    Damqashada Dhibkaagana
    Marna Maad Namaad Dareensiin
    Ciil Kuma Daganeyn
    Dagalkaad Ku Nooleyd
    Dugsi Aan Ku Hiraniyo
    Ileys Noo Daarano
    Aan Dameynin Baa Tee
    Daa.inkeey Ku Kaalmee Hooyoy
    Dagan Hooyadeeyey
    Waxaa Aan Dareenaa
    Doorkaad Kalaheysa Iyo
    Sida Aan Isugu Duubneyn
    Een Uliyo Diirkeed
    Dad Walaalo Oo Kale
    Darsi Aanu Barano
    Aan Ku Diirsanaa Tehee
    Daa.inkeey Ku Kaalmee Hooyoy
    Markaad Noo Hiilise Hooyo
    Noo Hagaajise Hooyo
    Nafta Noo Hurtee Hooyo
    Halyeey Wada Noqonaayo
    Halka Nala Dooneysay Iyo
    Wakaa Daa.in Noo Aqbalay
    Waxaan Ku Dakeyneynaa Hooyo
    Duca Waalid Weeyan Hooyo
    Dunidu Maalmo Weeye
    Isha Nacabku Kaa Daah
    Rabi Kuma Duleeyo
    Dayac Kuma Tusaayo
    Dushaada Na Saarto
    Docdaadaanu Nuugne
    Daa.inkeen Ku Kaalmee Hooyo
    Duca Noogu Roonow Hooyo
    @Hogaanka Media

    Category : Somalia Music Videos

    #hodan#abdirahman#hees#cusub#hooyo#somali#music#2023

    0 Comments and 0 replies
arrow_drop_up