Khaalid Kaamil ||Rag Waxaa Is Dhaafsha|| Somali Music 2023

  • Qaalid Kaamil Rag Waxaa Is Dhaafsha #Khaalidkaamil
    Waa Dhaayaheyga
    Dhimirkiyo Xiskeyga
    Waa Dhiiga Raaca
    Dhuumaha Jirkeyga
    Waa Ima Dhaliila
    Dhibta Iga Ilaalsha
    Ima Kala Dhantaala
    Neceb Dhaawaceyga
    Rag Waxaa Is Dhaafsha
    Dhab Ahaan Haweene
    Guusha Aan Ku Dhaato
    Waa Dhaliyaheeda
    Nolosheyda Oo Dhan
    Iyadaan U Dhiibay
    Waa Dhaqanka Kaaba
    Waa gaari Dhiibsan
    Marna Waa Dhargeyga
    Ee Dhaxanta Deyra
    Marwadeyda Dhowrsan
    Anigaa U Dhaartay
    Cid Ma Dhaafsanaayo
    Mana Dhayalsan Doono
    @Hogaanka Media

    Category : Somalia Music Videos

    #khaalid#kaamil#rag#waxaa#is#dhaafsha#somali#music#2023

    0 Comments and 0 replies
arrow_drop_up