Ugbaad Aragsan || Waxba Leyga Jari Maayo || Somali Music To The World

  • Ugbaad Aragsan Waxba Leyga Jari Maayo
    Erayada Gorgor Abdi
    Laxanka Khaalid Kaamil
    Codka Ugbaad Aragsan
    Musiga Ilyaas Idiris
    Lyrics Abdirahem Olad
    #UgbaadAragsan
    Adduunyada Intaan Joogo
    Si Kastoon U Jabo Maalin
    Cadow Jaanis Igu Heysta
    Uma Beer Jileecaayo
    Markii Ley Jir Diidaayo
    Qosol Baan Ku Jagacsiine
    Haddii Laygu Wada Jeesto
    Waa Maya Jawaabteydu
    Inta Jiro Jiro Arwaaxdeydu
    Farxad Baan Ku Jirayaaye
    Jaceyl Iyo Naceyb Toona
    Waxba Leyga Jarimaayo
    Aadmiga Hadeer Jooga
    Is Jiid Jiid Ma Deynaayo
    Intaan Heysto Jawigeyga
    Qofna Igama Jiiraayo
    Markii Ley Jikaaraayo
    Mute Baan Ku Jirayaaye
    Haddii Leygu Wada Jeesto
    Dhagba Jalaq Usiin Maayo
    @Hogaanka Media

    Category : Somalia Music Videos

    #ugbaad#aragsan#waxba#leyga#jari#maayo#somali#music#to#the#world

    0 Comments and 0 replies
arrow_drop_up