Shaadiyo Sharaf Hees Cusub ||Uur mideysan|| Somali Music 2023

  • Shaadiya Sharaf Hees #Aroos Ah Uurmideysan
    Abuurkii Qalbiga Ubixii Ka Baxay
    Ee Lagu Aflaxay Ku Ildoogsatee
    Labo Sidey Ahaayeen
    Caashaqa Dhaqmoo
    Aayalee Noqdaa
    Amar Ilaahay Ubad Kala Helo
    Uur Mideysan Aabbo Iyo Hooyo
    Waa Guul Arooskuye
    Ku Istareexa Aqalgalkiina
    Adooriskii Galgacal
    Oowrkii U Rarna
    Ee Lagu Alkumay
    Ku Ildoogsatee
    Labo Sidii Ayuub
    Samir Adag Lahoo
    Is Aamina Noqdaa
    @Somwood Please Subscribe Like Share Mahadsanid Walaal

    Category : Somalia Music Videos

    #shaadiyo#sharaf#hees#cusub#uur#mideysan#somali#music#2023

    0 Comments and 0 replies
arrow_drop_up