Yurub Geenyo || Nafteydaad Ku Weyn Tahayoo || Somali Music 2023

  • Yurb Geenyo Nafteydaad Ku Weyn Tahay Best Song
    Erayada  Abdi Ismail Belle
    Laxanka Abdi Ismail Belle
    Codka     Yurub Geenyo
    Musiga   Mustafa Karaama
    Jaceylkan I Weerare
    Inta Uu Wadnaheyga Dagay
    Halbowlaha Wiiqaybaa
    Waliba Oontiiga Jaray
    Waabayda Suntiisa Iyo
    Waxyeelo Adoon Ku Sadin
    Wanaagana Aan Ka Tagin
    Nafteydaad Ku Weyn Tahayo
    Waaxyaha Jirkeygii Baa Tee
    Wahey Ii Dhiga Abaalo
    Macaan Wehelkeyga Noqo
    Caashaqaan I Wareemaye
    Inta Uu Warwar Igu Furay
    Kasheyda Wareershay Baa
    Aniga Waayahan I Helay
    Wadeecada Lurkiisa Iyo
    Wiirsi Adiga Oon Ku Talin
    Walaacana Aan I Badin

    Category : Somalia Music Videos

    #yurub#geenyo#nafteydaad#ku#weyn#tahayoo#somali#music#2023

    0 Comments and 0 replies
arrow_drop_up