Rahma Hassan ||Jaceyl Mala Waalan Gaadhay|| Somali Music To The World 2023

  • Raxmo Xasan Hees Cusub Best Song 2023
    #SomaliAward2023
    Erayada. abdiqaadir Qalinle
    Laxanka. Omar Dabjaceyl
    Musiga. Abdiqahaar Ilkacase
    Lyrics. Abdirahem Olad
    Qofaad Wadnahaaga Siisay
    Intuu Noloshaada Wiiqay
    Adoo Og Waxyeeladiisa
    Wanaag Makasii Rajeysay
    Waxa Aad Wehelkaaga Mooday
    Aktaada Eed Ka Weyday
    Intaad Kaligaa Wareertay
    Jaceyl Mala Waalan Gaadhay
    Qalbiga Leygala Wareegay
    Hadduu Walwal Ii Horseeday
    Xasuustiyo Waayaheedu
    Xagey Ku Wadaan Nafteydu
    Markaad Walbahaar Dareentay
    Taliyo Waanada Ma Diiday
    Wax Ku xukumo Ku Canaaday
    Isweydaar Ma U Shaqeysay
    Si Aan Cidna Kuugu Wiirsan
    Warkaagana Loo Ogaanin
    Wajigaaga Adigoon Ka Muujin
    Si Weyn Hoos Maku Ooyday
    @Umadashow Subscribe Like Thankz

    Category : Somalia Music Videos

    #rahma#hassan#jaceyl#mala#waalan#gaadhay#somali#music#to#the#world#2023

    0 Comments and 0 replies
arrow_drop_up