Top 10 | Somali Music | 2022

  • Instagram ➡️ ( www.instagram.com/moha_yare_adan/ )
    Halakani waxaan kugu soo gudbinayaa 10kii
    heesood ee ugu ficnaa 2022 sanadkii hada tagay
    kuwaasoo baraha bulshashada aad u qabsaday
    dhageesigooduna uu badnaa,
    iskama aanan soo xulan ee waxaan ku qiimenay
    daawashada, isticmaalka bulshada, sida in loo
    adeegsado aalada tiktoga, facebooga, iyo Snapchat kaba,

    Category : Somalia Music Videos

    #top#10#somali#music#2022

    0 Comments and 0 replies
arrow_drop_up