Ismail Danan ||Dhooley|| Somali Music To The World 2023

  • ismaaciil Danan Dhooleey Best somali Song
    Dhabarka Iyo Laabtiyo
    Dhinacaa Wadnaha Baa
    Dhamac kulul Ku Beerto
    Dhaawac Baan Qabaaye
    Dhooley La,aanta
    Dhulka Ila Wareego
    Cirkaa Ii Dhawaaqo
    Kaa Khowsan Maaye
    Wada Dhalashadeeni
    Dhiigeena Eego
    Dhibaatadan I Heysaa
    Dhooley Iga Dhaqaaji

    Category : Somalia Music Videos

    #ismail#danan#dhooley#somali#music#to#the#world#2023

    0 Comments and 0 replies
arrow_drop_up