Qamar Suugaani Hees Cusub ||Hablihii Xamar Weyne|| Somali Music To The World 2023

  • Qamar Suugaani Hees Garnaqsiya
    Dhulkii Hooyadeen Iyo
    Hirshabeele Weeyan
    Halka Aan Yar Gaaree
    Sidan Olay U Tacabiray
    Maxaa Reer Hargeisow
    maxaa Leygu Heystaa
    Nin Jaceylku Hogaansho
    hadba Meesha Jawiya
    waxaan ahay la Heystee
    Hawadiisa Raacee
    Horta Yaa Dambiile Ah
    Hablihii Joogay Xamar Weyn
    Haddii Aan U Yara Tagay
    Maxaan Bi,iyey Hadda
    Toloow Leygu Heystaa
    Qarankana Ma Halis Galin
    mana Gadan Hankiise
    Maxaa Loo Halgaadaa
    ninka Xamar U Taga Howl
    Please Subscribe Like Share Thankz
    @Umadashow #subscribe #like

    Category : Somalia Music Videos

    #qamar#suugaani#hees#cusub#hablihii#xamar#weyne#somali#music#to#the#world#2023

    0 Comments and 0 replies
arrow_drop_up