Fuaad Shagtar" Curadayda Ifraax | (Music Video) 2023

  • This is a new somali music released Artist. Fuaad Shagtar
    this song is about the artist his first daughter
    Lyricswriter
    Jidhkayga cadkii laga unkay Curad layga beraay
    Ifraax camal wanageey Noqo midaan ku ciilbaxo
    Cabe iyo tufaxeey aabo Cadradan jeclayeey aabo
    ilaah ciil kuma badee Cisiyo sharaf igu nolow
    Curdin layga uumaay Cadrad laygu deeqay
    Casis ban kuu baryee Janadii ku ahow casuum 2 ifrax
    Cisho qudha markan aabo Camal Saneey codkaaga
    Maqlan Caku aan farxaa Inantaan Dhalaay aabo ifraax.
    Heesta waxa u hibeeyaay curadiisa ifraax
    Artist voice : Fuaad Shagtar
    Song name : Ifraax
    Released on : 2023-April-30
    lyrics : Fu'aad Shagtar
    Melody : Khaliil Yare
    Music by : Cabdifataax Mukhtaar
    SNE ℗
    Subscribe channel @Dailymusik​

    Category : Somalia Music Videos

    #fuaad#shagtar#quot#curadayda#ifraax#music#video#2023

    0 Comments and 0 replies
arrow_drop_up