somali music:muxubo

  • muxubooy adduunyada
    hablihii isoo maray
    meeshii aan joogaba
    adey muuqanaayoo
    maankeyga deeqdee
    labadi is mudanoo
    kala maarmi meynee
    hadaad moodey xaajadu
    meel gaaban inay taal
    milgiyo aqoontiyo
    maankaaga galiyo
    mataanooli hawlaha
    hirta dhexe habeenkii
    hadaad maya i leedahay
    qof lamaray sidiisaan
    kuugu meerayaayee
    ana mawdku haydilo
    adna maalmo sii joogo
    xaqna aasmi maayee
    rabigay ma moogee
    aakhiro ka meel dayo
    imay tala ka murugtoo
    xadhig adag maleegtoo
    jacaylkaagu maankiyo
    meel halisa dagayoo
    marka laysku dhaafana
    gacantiisa madhantay
    yaad u muuqataayee
    hadaad moodey xaajadu
    meel gaaban inay taal
    milgiyo aqoontiyo
    maankaaga galiyo
    mataanooli hawlaha
    hirta dhexe habeenkii
    hadaad maya i leedahay
    qof lamaray sidiisaan
    kuugu meerayaayee
    ana mawdku haydilo
    adna maalmo sii joogo
    xaqna aasmi maayee
    rabigay ma moogee
    aakhiro ka meel dayo

    Category : Somalia Music Videos

    #somali#music#muxubo

    0 Comments and 0 replies
arrow_drop_up